Madaxweyne Deni oo Daah-furay Shirka dib u eegista Dakhliga guud (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ku daah-furay shirka dib-u-eegista Dakhliga guud iyo Kor u qaadista wax soo saarka Dowladda Puntland. Shirka ayaa looga hadlaya sidii loo dardargelin lahaa dakhliga guud ee Puntland iyo Kor u qaadista wax soo saarka iyo kobaca dhaqaalaha Puntland, waxaana ka qeybgalay masuuliyiinta Wasaaradda … Continue reading Madaxweyne Deni oo Daah-furay Shirka dib u eegista Dakhliga guud (Sawirro)